Home World Suugaan Sport Entertainment Contact Us RadioHadhwanaag

   BBC-Somali 11:00
   BBC-Somali 14:00
   BBC-Somali 18:00
Survey

 
 
Himilo ciid
Sahra Edmon & Mahamud
Ciid Batalale
Sahra Ahmed Ottawa
Abudabi Xaflad
Ciid Sahra 08/19
Aug/3/2010
Xaflada Hadhwanaagnews Toronto
somalidiasporanews
somalilnad info
fashan
Ali Musa
projectofhope.org/
.
Radio Hadhwanaag: Barnaamijkii Todobaadka iyo Ciyaaraha waxaa Barnaamijkan Dadihinaya Wariye Najax Adan Cunaaye.

Wasiirka Duulista Hawadu Reer Burco Inuu Wax U Qabto Mooyaane Wax-ba Ka Dhicin Maayo Sida aynu ogsoonahay wasiir maxamuud markii la magacaabay safarkiisii shaqo ee ugu horeeyey waxa uu ugu baxay magaalada berbera halkaas oo uu kormeer ku soo maray madaarka berbera iyo sida hawlihiisu u socdaan dabcan waxaan filayaa in dadka badidiisu warbaahinta
Thursday, September 2, 2010

Qaranimada Somaliland Wax Ku Diidaw Qabiil Wax Ku Helimaysid Dhamaan umada reer Somaliland waxaad uga gudaantaan salaantii ugu qiimaha badan, asalamu calaykun waa raxmatulaahi waa barakaatu waa bil barakaysan ee ilahay danbigeena iyu kuwa muslimintaba ha dhaafo bacda salaam waxaa qoraalkan igu kalifay
Thursday, September 2, 2010

Fankii Iyo Sugaantii Soomaaliyeed Ma Hunguri Ayuu Isku Badalay ? Mise Anaa Ka Gaabiyay Faraskaygii ? Waxaa aynu naqaanay ama aynu aduunyada caan kaga nahay waxa la yidhaahdo fanka iyo sugaanta ,qof kastaba oo somali ah ama ku hadla luuqada soomaliga ee yaqana fanku wuxuu yahay iyo sugaantuba wuxuu garanaya
Thursday, September 2, 2010

WAA GARASHO JAAN IYO MAAN GURRACAN. Darmaanow inteena badan xididada iyo halbawlayaasha jidhkeena waxa sida cudur aan daawo lahayn u dhex xulaaya darenka aan la mahadin
Thursday, September 2, 2010

BAROORTU ORGIGA KA WEYN… Dalka waxa ka dhacay is bedel dadku sugaayey waxaana laga gudbay xiligii been abuurka iyo waxan jirin oo la sheego. Waxa loo gudbay xili cid kasta oo ka hortimaada
Thursday, September 2, 2010

Dhamaan Dadkani Waxay Hambalyo U Dirayaan Sh Cabdixakim Sh Ibraahim Sh Maxamuud Iyo Kaltuun Sh. Maxamed Sh Cumar Dirir Oo Aroosku Ka Dhacay Hargeysa. GACAL IYO SOKEEYABA AROOSKIINA LAGU FARAX
Thursday, September 2, 2010

Ururka Somaliland Youth Association Waxa uu Tacsi Tiiraanyo Leh U Dirayaa Eheladii, qoyskii iyo Qaraabadii Uu Ka Baxay Marxuum Abdilahi Askar Barkhad INA LI LAAHI WA INA ILEYHI RAAJUCUUN
Thursday, September 2, 2010

Waxaanu Dhammaantayo Isku Raacnay Wariyaha Sannadku Inuu U Qalmo C/salaam-Abuhurayra Abwaan Maxamed Cali Cige, Abwaan Yaasiin Siciid Ducaale, Abwaan Maxamed Axmed Saalax, Abwaan Jaamac Madoobe, Aqoonyahan Axmed Cilmi Cawad, Macalin Xuseen Muuse, Macalin Axmed Cabdi Shire Iyo Dhammaan Ardayda Dugsiga Xaaji Aadem ee Ceerigaabo ....
Thursday, September 2, 2010

Maxaaa xukumadda cusub laga uriyay Udgoon miyaa?mise?. Marka hore waxan salaamaya dhammaan ummada reer Somaliland iyo Saxaafadda madaxabanaan ee reer Somaliland intaas ka dib waxan maanta qalinka u qaatay
Thursday, September 2, 2010

fadhataysigii dab damiska burco ee wasiirka khasaarihii waynaa ee guryaha badani ku shuf beeleen iyo gadoodka shacabka reer burco magaalada burco waa caasimadii 2aad ee s/land waa magaalo deegaankedu aad u balaadhanayahy waxaynu adeega dawladeed inuu aad uyaryahy waxay shirkadaha iyo shacabku qabsadaan mooyee
Thursday, September 2, 2010

Weriyaha Sanadka Waa Cabdisalaam-Abuhuraya‏.....By Axmed C/laahi Xirsi waxaan salaamaya dhamaan howlwadaanada shebekada warar ee hadhwanaagnews.com
Thursday, September 2, 2010

Anigoo Ah Weriye Cabdiqaadir Maxamed Ciid, Waxaan U Hibeeyay Weriyaha Sanadka Safiya Cali Yuusuf. Sidaa daradeed, waxa aan ka codsanayaa Weruyayaasha iyo hawlwadeenadda kale ee ka hawlgala Shabakada Hadhwanaagnews, in aanay codkooda kala bakhaylin ee ay u hibeeyaan Safiya Cali Yuusuf.
Thursday, September 2, 2010

Meher Wacan Dhamaanba dadkani waxa ay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan meherka Khadar Siciid Ducaale iyo Hodan Abdirahman C/laahi
Thursday, September 2, 2010

HAMBALYO: MAAREEYAHA CUSUB EE WAKAALADA BIYAHA HARGEYSA. MUDANE: IBRAAHIM SIYAAD YOONIS. Waxaan marka hore halkan salaamaya madaxda iyo shaqalaha websitka Hadhwanaagnews, oo qayb laxaad leh ka qaata ka haqabtirida wararka muwaadiniinta Jamhuuriyadda Somaliland
Thursday, September 2, 2010

Hambalyo Meher Wacan Dhamaan Dadkaasi oo wada Kala JoogCa Dalka Dibadiisa Iyo Gudihiisaba Waxay Hambalyo Kal Iyo Laba U Dirayaan Boqorka Yasiin Mohamed Aadan iyo Boqorada Khadra Ahmed Ibrahim
Thursday, September 2, 2010

Tacsi Tiiraanyo Leh jaliyada reer somaliland ee ku nool dalka kenya waxay tacsi halkan kagaadhsiinayaan iyaga oo katiiraayaysan geeridii kutimi marxuum xasan axmed sagal
Thursday, September 2, 2010

wariyaha sanadka marka hore waxaan halkan ka salaamayaa dhamaan shaqaalaha shabakada qarnigan ee hadhwanaag marka xigta waxaan jeclaan laha inaan ra yigayga ka dhiibto wariyaha sanadka ee shabakada hadhwanaag
Thursday, September 2, 2010

daacadnimada wasiirka maaliyadda dhammaan ummadda soomaaliland waxaan leeyahay rabadaan kariim. salaan ka dib wasiirka maaliyaddu markii uu hortagay guddiga dhaqaalaha ee baarlamaanka
Thursday, September 2, 2010

Ethiopia ma Somaliland uun baa u baahan? marka ugu horaysa waxaan dhamaan salaamayaa ummada somaliland meel kasta oo ay joogaanba kuwa ku nool wadankii hooyo iyo inta ku nool aduunka dacaladiisa salaan qaaliya iga gudooma
Thursday, September 2, 2010

Xaruntii Wasaarada Arimaha Dibada Somaliland Hargaisa Ayaan Ku Ogaa Ee Miyaa Laga Raray??????????!!!!!!!!!!!!!!!!!! asalaama calaykum waxaan marka hore waxaan halkan ka salaamayaa dhamaanba hawl wadeenada hadhwanaag news oon ku hanbal yaynaayo sida hawl karnimada leh
Thursday, September 2, 2010

Ciidamada Ethiopia Oo Sadex Nin Kala Baxay Magaalada Wajaale, Aamusnaanta Xukuummada Axmed-Siilaanyo Iyo Dareenka Dadweynaha Wajaale Ka Bixiyeen. Ilaa imika ma jiro war rasmi oo ka soo baxay xukuummada Somaliland oo ku saabsan qafaalashada 3-nin ee la gala-baxay Magaalada Wajaale.
Thursday, September 2, 2010

10 Kalmadood Oo Aad U Xiiso Badan Oo Inta Badan Been Ah Oo Dhegaha Dumarku Ay Aad U Jecel Yihiin In Ay Had Iyo Jeer Ka Maqlaan Ragga. Toban Qodob oo lagu ogaaday daraasad cilmi baadhis arrintan loogu kuurgalay oo ay sameeyeen khubaradda ku talax tagtay arrimaha Bulshada iyo Jacaylku.
Thursday, September 2, 2010

BadhasaabKa Gobolka Saaxil Ramaax Oo Ku Han-jabay Inaanay Cid U Daba Fadhiisanayn Kharash Dekeda Laga Siiyo Ciidamada Amniga Suga. “Maanta waad aragtaan sida ay magaaladeeni [Berbera] tahay, Maxaa ka dhigay? Berbera wixii [Dakhli] soo galaa way dhaafaan, 80%[Boqolkiiba Sideetan] dhaqaalaha wadanka soo galaa dawlada dhexe ayuu ku dhacayaa,”Badhasaabka Cusub ee Gobolka Saaxil Maxamuud Cali Hayste [Ramaax]
Thursday, September 2, 2010

Xubno Ka Mid Ah Gudida guud Beesha Cidagale Iyo Cuqaal Beeniyey War Beesha Lagu Eedeeyey Xubno Ka Mid Gudida guud ee beesha Cidagale, Cuqaasha, Odayaasha, Culimo Awdiinka iyo Guddiga Degmada Maxamuud Haybe ee Magaalada Hargeysa, ayaa sheegay inaan waxba ka jirin war sheegaya in Xaafadda Calaamada ee Degmadaas,
Thursday, September 2, 2010

Khilaaf xoog leh ayaa ka taagan Boodhkii Jaamacadda Timacadde ee Gabilay oo todobaadkii hore loo bedelay dugsiga Sare Timacadde ayaa xiisad ka abuurtay gobolka Gabilay Hargeysa (HWN)-Khilaaf xoog leh ayaa ka taagan Boodhkii Jaamacadda Timacadde ee Gabilay oo todobaadkii hore loo bedelay dugsiga Sare Timacadde ayaa xiisad ka abuurtay gobolka Gabilay waxaana la isku hayaa dhismaha jaamacada oo markii la aasaasay lagu wareejiyay dugsigii sare ee Qalax.
Thursday, September 2, 2010

Radio Hadhwanaag: Dhagayso Wararkii Somaliland Iyo Somaliya Oo Uu Daadihinayo C/salaam Cusmaan Cumar-jeex (Abuhurayra) Wararkan oo ah kuwii ugu dambeeyey uguna doorka roonaa ee naga soo gaadha Somaliland iyo Somaliya ka dhagayso Radio Hadhwanaag oo ah Idaacada ku dayasho mudan DHAGAYSI WACAN
Thursday, September 2, 2010

NatiijadaTiro Koob Lagu Sameeyay Dadka Kenya, Qawmiyadaha Iyo Diimaha Oo La Soo Saaray Iyo Haweenka Kenya Oo Rubuc Malyuun Ka Batay Tiradda Ragga. Kampala-(HWN)-Tirada haweenka ku nool dalka Kenya ayaa la cadeeyay in ay Rubuc Malyuun ka badan yihiin tirada ragga dalkaa ku nool sidaana waxa lagu sheegay natiijo ka soo baxday tiro koob guud oo laga qaaday dadka dalka Kenya.
Thursday, September 2, 2010

Barnaamijkii Xiisaha Gaarka Ah Lahaa Ee (Ku Darso Ogaalkaaga) Oo Aanu Idiinku Hayno Qodobo La Yaab Leh Oo Aydaan Hore U Maqal Oo Ku Saabsan Afrika. Kampala- (HWN)-Waa mar kale iyo barnaamijkeenii Todobaadlaha ahaa ee xiisaha badnaa ee (Ku Darso Ogaalkaaga), oo aanu idiinku hayno Qodobo la yaab leh oo xanbaarsan aqoon gaar ah oo ku saabsan Qaaradda Afrika.
Thursday, September 2, 2010

Barnaamijkii Jacaylka Iyo Nolosha Oo Aanu Idiinku Hayno Jawaabaha Lix Su’aalood Oo Sababa Guulaha Iyo Guul Darooyinka Ay Lamaanayaasha Soomaalidu Kala Kulmaan Jacaylka. Kampala- (HWN)-Todobaadkan iyo Barnaamijkeenan Jacaylka Iyo Nolosha oo uu inoo soo diyaariyay Weriye Cabdiqaadir Maxamed Ciid (Baay), waxa aanu idiinku haynaa qormooyin aad u xiiso badan oo ku saabsan Lix su’aalood oo sababa guusha ama guuldarda ay lamaanayaasha Soomaalidu kala kulmaan jacaylka.
Thursday, September 2, 2010

Wasiirka Waxbarashada Iyo Tacliinta Sare Ee Somaliland Oo 19 Sano Ka Dib Xalane U Dhagaxdhigtay In Uu Noqdo Dugsi Sare Hargeysa (HWN) Wasiirka Wasaarada Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Somaliland Marwo Samsam Cabdi Aadan ayaa maanta markii ugu horeysay dhagax dhigtay dhisme cusub oo uu yeelan doono dugsigii hore ee xalane.
Thursday, September 2, 2010

Taliyihii Hore Ee Ciidanka Booliska Oo Maanta Si Rasmi Ah Xilkii Ugu Wareejiyay Taliyaha Cusub Ee Uu Madaxweyne Siilaanyo Booliska U Soo Magacaabay Hargeysa (HWN) Taliyaha cusub ee ciidanka booliska Cilmi rooble (Cilmi Kabaal) ayaa maanta xilkii kala wareegay taliyihii hore ee ciidanka asluubta Jeneraal Maxamed Saqadhi Dubad.
Thursday, September 2, 2010

Hay’adda Wadaniga ah Ee Havoyoco Oo Qalab Nadaafadeed Ku wareejisay Wasaarada Caafimaadka iyo Maamulka Gobolka Hargeysa. Hargeysa (HWN) – Hay’adda wadaniga ah ee HAVOYOCO oo ah hay’ad inta badan ka shaqaysa arimaha la xidhiidha daryeelka bulshada Somaliland ayaa wasaarada Caafimaadka Somaliland iyo xafiiska Gobolka Maroodi Jeex ugu deeqay qalab nadaafadeed oo tiro badan.
Thursday, September 2, 2010

Tadhase: Ciyaaryahan Waayo Caan Ka Ahaa Somaliland Oo Ka Hadlay Taariikhdiisa Ciyaareed, Dayaca Ciyaaraha Iyo Talooyin Uu Soo Jeediyay Hargeysa (HWN) Ciyaaryahanka Somaliland caanka ah ee Yuusuf Nuux oo lagu naanayso (yuusuf tadhase), ayaa maanta markii ugu horeysay shaaca ka qaaday in ciyaaraha reer Somaliland ay marayaan halkii ugu hoosaysay
Thursday, September 2, 2010

Wararkii Muqdisho: Saraakiil sarsare oo ka tirsan Q/Midoobay oo Muqdisho kulan gaar ah kula qaatay madaxweyne Sheekh Shariif Muqdisho (HWN) Saraakiil ka tirsan Qaramada Midoobay ayaa maalintii shalay waxa ay gaareen magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya, waxayna kulan gaar ah la qaateen madaxweynaha dowladda KMG Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed.
Thursday, September 2, 2010

Masuulkii U Horreeyay ee Xukuumada Madaxweyne Siilaanyo Oo Xilkii Loo Igmaday Ka Cudur-daartay Hargeysa (HWN)- Guddoomiyihii Ha´yada cusub ee Diiwaanka Sakadda Sh. Cabdilaahi Sh. Cali Jawhar, ayaa shalay qoraal uu u gudbiyay Madaxtooyada Somaliland waxa uu kaga cudur-daartay xilkii Ha´yadan ee uu Madaxweyne Axmed Siilaanyo u magacaabay dhawaan.
Thursday, September 2, 2010

Radio Hadhwanaag: Barnaamijkii Todobaadka iyo Ciyaaraha waxaa Barnaamijkan Dadihinaya Wariye Najax Adan Cunaaye. Radio Hadhwanaag marwalba waxay idiin ku balan qaadaysaa Barnaamijyo aad u xiiso badan oo Tayo leh oo ay daadihinayaan Wariyeyaal Aqoonteeda leh HALKAN KA DHAGAYSO BARNAAMIJKII CIYARAHA & WARIYE NAJAX
Thursday, September 2, 2010

Boobe Oo Ugu Baaqay Xukuummada Madaxweyne Siilaanyo Inay Qabato Doorashadii Golayaasha Deegaanka,Isla Markaana Furto Ururada Siyaasada. “Madaxweynaha Waxaan Ku Boorinaynaa,In Doorashadii Golaha Deegaanka La keeno,balan-qaadku Sidii Uu Ahaa Ururadii Siyaasada La Furo,..Dadka la siiyo fursad ayey ku tartamaan” Boobe Yuusuf Ducaale.
Wednesday, September 1, 2010

Ciidanka Booliska Gobolka Sool Oo Lix Qof Oo Loo Tuhunsan-Yahay Dilkii Taliyihii Ciidanka Asluubta Gacanta Ku Soo Dhigay. Alle ha u naxariiste Taliyihii ciidanka Asluubta ee Gobolka Sool Marxuum Cabdi Ciise Nuur oo xalay lagu hor dilay aqalkiisa hortiisa,isla markaana la dhaawacay laba askari oo ka mid ah ilaaladiisa
Wednesday, September 1, 2010

Kooxda Aqoonyahanka Madaxa-banaan Ee Somaliland Oo Ugu Baaqay Xukuummada Siilaanyo Inay Laba Sanadood U Kordhiso Labada Gole Baarlamaan [Guurtid Iyo Wakiillada] “In la dhiso guddi diiwaangelinta ururro siyaasi ah isla markaana ansixiya xisbiyada siyaasiga intaan sannadka 2010 dhammaan, loona qabto doorashada golaha degaanka bisha October 2011.”
Wednesday, September 1, 2010

Muuqaalka Xil-wareejinta Maareeyaha Cusub Ee Dekedda Magaalada Berbera Iyo Duur-xulada Hadaladii Madasha La Isku Weydaarsaday! DAAWO SAWIRADA “Waxaan ahay dawlada ninkii ugu horeeyey ee wareejiya lacag dhan 275-kun oo Dolar, waxaana farxad wayn ii ah inaan lacag intaas le’eg wareejinayo,” Mareeyihii hore ee Dekeda Berbera Cali Xoor-xoor
Wednesday, September 1, 2010

Radio Hadhwanag iyo Warkii Maanta Somaliland & Somaliya Sept,01/2010 waxaa inoo Akhrinaysa Safiya Cali Yusuf dhagaysi Haboon. Wararkii Geeska Africa ee Maanta ka dhacay Dhagayso kuwii ugu xiisaha badnaa, Radio Hadhwanaag waa Cidaacad ku dayasho Mudan.
Wednesday, September 1, 2010

Wasiirka Maaliyada Somaliland Oo Ku Sheegay Wasiirka Kaluumaysiga Khayraadka Badda Iyo Maamulka Dekedaha Inuu Meel Kale La Heysto "Dekedana Wasiirka Cusub Aragtidiisu meelo Kale Ayey Ku Xidhan Tahay Oo Innala Mid Maaha Ama waaqiciga ayuu ka Fog Yahay,…”Maxamed Xaashi Cilmi
Wednesday, September 1, 2010

Qurbo-Jooga Beesha Magaadle Oo Ka hadlay Mowqifkooda Xukuumada Madaxweyne Siilaanyo Hargeysa(HWN)-Qurbo Jooga Beesha Magaadle ee Gobolka Sanaag, ayaa sheegay inay is weydiinayaan sababta hal qofna ha ahaatee aan loogu soo darin masuuliyiinta xukuumada cusub ee uu dhawaan Madaxweyne Siilaanyo magacaabay.
Wednesday, September 1, 2010

Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta Somaliland oo Ka Hadlay Masaajid Uu Ku Sugnaa Oo La Sheegay In Laga Taageeray Al-shabaab "Waxa ii caddaatay in qofkii ka kacay masaajidka uu aayadihii jihaadka ee lagu tukanayay salaatul laylkii uu inta uu jibooday u fasiray dadkii,hase yeeshee ma uu taageerin Al-shabaab iyo koox kale toona."
Wednesday, September 1, 2010

Most Popular
  1. R-Hadhwanaag oo Waraysi aad u Xiiso badan layeshay Wariyeha Ruug Cadaaga ah Idiris Cigaal Nuur oo Yimid Toronto kana yimid Hargeysa waraysi Qaade Ahmednassir. Dawo Sawirada
  2. Quruxdii Madasha, Fanaaniintii Ugu Badnaa Oo Ka Soo Qaybgalay Sanad Guurada Hadhwanaagnews Iyo Wacdarihii Xaflada. Daawo Sawirada
  3. Gabadh Soomaaliyeed oo ka qeybgashey tartanka Miss Arab World, Balse Yaa Ku Guulaystay Tartarnkasi Quruxda ? DAAWO
Barnaamijkii Jacaylka Iyo Nolosha Oo Aanu Idiinku Hayno Jawaabaha Lix Su’aalood Oo Sababa Guulaha Iyo Guul Darooyinka Ay Lamaanayaasha Soomaalidu Kala Kulmaan Jacaylka.
Tadhase: Ciyaaryahan Waayo Caan Ka Ahaa Somaliland Oo Ka Hadlay Taariikhdiisa Ciyaareed, Dayaca Ciyaaraha Iyo Talooyin Uu Soo Jeediyay
Maanso Dadcanaan "Shicibka Somaliland" By:-Abwaan Axmed C/laahi Maxamud (Axmed fartaag)
Maxay iskaga mid yihiin Ross Perot iyo Faysal Cali waraabe FAALO. BY:- Mujaahid Suufi
´´Horn of Africa needs an internal hero´´ By:- Iqbal Jhazbhay University of South Africa
Radio Hadhwanaag: Barnaamijkii Todobaadka iyo Ciyaaraha waxaa Barnaamijkan Dadihinaya Wariye Najax Adan Cunaaye.
Waraysi Aad U Xiiso Badan Oo Aanu La Yeelanay Ardayad Somalilander Ah Oo Wax Ka Barata Jaamacad Ku Taala Dalka India (Barnaamijkii Waxbarashada).
Masuuliyiinta La magacaabay Iyo Aqoonta Ay U Leeyihiin Shaqada Loo Igmaday Q.1aad. Diyaariye: Maxamed C/kariim Aar
Radio Hadhwanaag: Darsigii Ramdaanta Iyo Sheekh Cali-gadhle DHAGAYSI HABOON
Shirkadda Dahabshiil Oo Tabobar U Soo Xidhay 15 Ka Mid Ah Shaqaaleheeda.
Radio Hadhwanaag iyo Barnaamijkii Xulashada Wargeysyada Hargeysa, Waxaa Daadihinaya Barnaamijkan Safiya Cali Yusuf & C/Salaam Abuhurayra.
Huteel Cusub Oo Casri Ah Oo Lagu Magacaabo DEERO HOTEL Oo Laga Furey Caasimada Somaliland Ee Hargeysa: DAAWO SAWIRADA
 World
 
 
 Suugaan
 
 
 Sport
 
 
 Entertainment
 
 

Friendly Link

Afnugaal.comAfrodigg.comAftahan.orgAlhidaaya.infoAlimuse.comAllaybaday.comAwdalnews.comBaligubadle.comBatalale.comBerberanews.comQarannews.somalidiasporanews.com/ SomaliPC togaherer www.aminarts.com

©2001 - 2010 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.