Home World Suugaan Sport Entertainment Contact Us RadioHadhwanaag



Jawaab Dooda Abwaan Sangub Halasoo Dhaweeyo.

(Hadhwanaagnews)  Tuesday, March 09, 2010
Sangub
Marka hore waxaan salaamayaa dhamaan umada somaliland meel kasta ay kala joogaan gaar ahaan shabakada hadhwanaagnews ee caalamiga ah  waxaan doonayaa inaan ka jawabo ama ka qayb qaato sangub ha la soo dhaweeyo  sida run tiiya anigu waxaan ahaa dadka aad u xiisayn jiray sangun ka hor intaanu ku dhex dhicin sheekadii gacan ku dhiigle maxamaed cali samatar runtii xataa waxaan joojiyay inaan dhagaysto riwaayadihiisa ama heesaha uu alifay laakiin ka din waraysigii uu ka bixiyay xafladii caleema saarka ugaaska beesha ciise ee layla  oo hadal kiisa ay ka muuqatay cabatin hadii eebe xugmo eed iska reeb isdifaac iyo waa laygu xeerin waayay abwaanimo abtinimo iyo odaynino midna waxaan jeclaystay in sameeyo dhawr arin

1.in cidii wax ku cadaynaysa ama dagaaladii faqashta ahaa ama markuu tiyaatarka hargaysa haystay ee ka madaxda ahaa ha ahaato ee ay ku cadeeyaan ama faan ha noqoto ama abwaan ha noqoto ama dadka shacabka ah ha ahaato e  oo ay war baahinta ku soo qoraan
 
 
 2. arintan cali samatar wuu is difaacay waliba yadaan cidi toos u su aalin ayuu yidhi sidaasan idhi oo uu dadkii joogay maga cabay haduu beensheegayo taana halagu cadeeyo oo ha layidhaaho abwan labada jeer keebaad waalayd waakan codkaagi oo sidaasaad tidhi
 
 hadii kale oo lawaayo arimahaa aan ku ku xusay waxaan dadka reer somaliland kula talin lahaa somaliland waxay leedahay dhaqan kaasoo ah in la xeeriyo wax yaalo badan ay ka mid yihiin miri magaydada nooc kasta ay tahay sida dhakhtarka abwaanka caruurta  haweenka iwm takale waxaa jirta oo uu abwaanku isna ka dhawaajiyay in maraykanka isna hawl kala kulantay oo uu imika djouti miciin biday hargaisan na meel uu ka jecel yahay aanay jirin markaa hala soodhaweeyo markasta oo halaga hadliyo hargaysana hayimaado
 
    QALINKII CABDIRAXMAAN SICIID XASAN

 

********************************************************
Hadhhwanaag marnaba masuul kama aha aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeedda iyo xilkeedaba sida. waxa keliya oo hadhwanaag media dhiirigelinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga.

Submit by:-Edit

Friendly Link

Afnugaal.comAfrodigg.comAftahan.orgAlhidaaya.infoAlimuse.comAllaybaday.comAwdalnews.comBaligubadle.comBatalale.comGabooyenewsQarannews.somalidiasporanews.com/SomaliPCtogahererwww.aminarts.com

©2001 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved. Designed by Wiseweb.ca