![]() |
![]() |
|||||||
|
||||||||
|
Al Shabaab Oo Jawaab Kulul Ka Bixisay Go”aanadii Ay Dalalka Britain, Canada Iyo Australia Kaga Mamnuuceen Wadamadooda (Hadhwanaagnews) Tuesday, March 09, 2010
Afhayeen u hadlay Al Shabaab oo lagu magacaabo Ali Mohamoud Raage, ayaa weriyayaasha ugu sheegay magaalada Mugdishu in aanay wax dhibaato ahi ka soo gaadhi doonin talaabadaa ay dalalkaasi ku dhaqaaqeen, hawlaha ururkuna ay caadigoodii u sii socon doonaan waa sida uu hadalka u yidhiye. Sida laga warqabo dalka Sidoo kale waxa iyana go”aan Cabdiqaadir Maxamed Ciid Xafiiska Wararka Ee Hadhwanaagnews, Kampala/Uganda. Submit by:-Abdisalaam-Abuhurayra |
|||
|
||||||
| ©2001 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved. Designed by Wiseweb.ca | ||||||