Home World Suugaan Sport Entertainment Contact Us RadioHadhwanaag



Jawaab ku socota Eid Ibraahin Cali oo ku dayanaya sanwaa hadana caayaya cajaayib!!!!!!!

(Hadhwanaagnews)  Tuesday, March 09, 2010
salaamu calaykum hooyada saxaafada somaliland HADHWANAAGNEWS iyo shacabka somaliland.
 
iidow waxa la yidhi: Maan Rag waa mudacyo afkood anigo markaan eego sidaad is leeday qofka u canaano waxaan ogaaday inaad tahay Teenager waanaan huba inaanad fahmayn maahmaahdan. Mid baan la sii yaabay, salaanta aad hadhwanaag ku salaantay waa salaanta ugu horaysa Qoraalkan u dambeeyay ee Gudoomiye Sanwaa oo waxaad tidhi salaan qaaliya hayga gudoomo shacbiga sharafta leh ee somaliland gude iyo dibadba mar labaad waxaan si kalgacal ku dheeryay u salaamayaa shabakada hadhwanaagnews waaba intii Gudoomiye Sanwaa yidhi markaa waaba macalinkaagii marka u horaysa. Saaxiib Eidoow waxa fiican inaad ogaato xisbiyada dalka ka jira, siday u ficil tamayaan siday taageerayaashoodu u dhaqmayaan ninka Sanwaa la yidhaa waa masuul xisbi waliba waa nin ay la saaxiib yihiin qaarbadan oo kulmiye ah oo ku raaca difaaca xisbigiisa uukasoo jeedo. Dhawaan Hadhwanaag ayaa xoghaya gudida udub ee Qatar Mr.Dalmar uu usoo diray Gudoomiye Sanwaa oo la sawiran nin kulmiye ah oo la saaxiiba waanaan hubaa inuu xitaa ninkaa ka dhigayo udub maaha macnuu wuu ka fariidsanyahay ee waa soo jiidasho uu iska leeyahay Sanwaa. U fiirso taageerada uu ku leeyay shabakadan ugu caansan ee HADHWANAAG aniga uun maahee waxaad inanyaw filataa jawaabo badan. kugu badin maayee, ciilkan aad ka sheekaynayso malaa lagaagama dhawa waadigan ka hadlaya cid la ciilaye. nabad galyo.

Eng-Xasan Claahi
C/o Hargeisa
Rep OF Somaliland. 
eng-xasan@live.com

********************************************************

Hadhhwanaag marnaba masuul kama aha aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeedda iyo xilkeedaba sida. waxa keliya oo hadhwanaag media dhiirigelinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga.


Submit by:-Edit

Friendly Link

Afnugaal.comAfrodigg.comAftahan.orgAlhidaaya.infoAlimuse.comAllaybaday.comAwdalnews.comBaligubadle.comBatalale.comGabooyenewsQarannews.somalidiasporanews.com/SomaliPCtogahererwww.aminarts.com

©2001 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved. Designed by Wiseweb.ca