![]() |
![]() |
|||||||
|
||||||||
|
ABWAAN SANGUB KULMIYU AMANEE CALI SAMAATARNA KULMIYE HA AMANO MARKAA DANBI MA LAHE:WAA ODHAAHDA AANU KA MAQLAAYNO TAGEERAYASHA XISBIGA KULMIYEE. (Hadhwanaagnews) Tuesday, March 09, 2010
Waxaynu wada ogsoonay in abwaan sangub dhumasho ku soo galay dalka somaliland isaga o ah danbiile qaran amaba lo haysto falal uu isagu ka anbeyey, si kastaba ha ku so gale waxa waraysi ka qaday wariyaha caanka ah ee axmed sicid cige waxanu waydiyey waxyaba badan oo dhan walba tabanaya bal hadaba anigu dhagahayga kumaan maqal meel u ku soo qaday kulmiye ,balse waxaan maqaal ka akhriyey hadhwanaagnews waxa kale oo aan maqlay tageerayasha kulmiye ee jooga qurbaha oo aad u tageersan abwaan sangub iyago ku odoodaya kulmiyu tageero waa inu dalka somaliland soo galaa cidi waxba odhan mayse. Hadaaaaba waxaan anigu odhan laha hadiba ay sida tahay oo ay tahay kulmiye qofka galaa fahuwa aamin. cali samatarna waa inu kulmiye gala si uu uga abdbado dhibka loo haysto ,waxan uga socda hadiba kulmiye iyo tagerayashisu ay aaminsanyiin hadiba aay idin tageeran wax alla wixi cadaw ku aha somaliland idinku difaaca qarankana iska indha tira idnko ku duulaya si aad kursiga u gadhan ama aad qas u abuurtan , waxan dadweynaha rer somaliland u soo jedinaya in cali smatarna lo danbi dhaafo kulmiyu tageeraayee siilanyana way wada hadleene . Tageeryaasha xisbiga kulmiye tageera waxay dadka iyo xoolahaba ugu baqayaan qofka gala xisbiga kulmiye faahuwa aamin. siilanyo qoofka kursiga saarana waa ehlu jano wa hadalada ay ku ahdaaqan tageerayashaa sida indhaha la u tageersan xisbiga kulmiye. marka hadaba kuweena kale ee an ahayn kulmiyow ma waxaynu raacnaa wadada u jeexay xisbiga kulmiye oo cadawgaynu u kala barataaaaana mise waxan kulmiye sheeegaya waa hal bacaad lagu lisay ee qaranku godobtiisa waa raadsanayaa ruux kastaba ha ahaade. wa bilaahi tawfiiqq waa qalinki maskab ********************************************************
Hadhhwanaag marnaba masuul kama aha aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeedda iyo xilkeedaba sida. waxa keliya oo hadhwanaag media dhiirigelinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga. Submit by:-Edit |
||||
|
||||||
| ©2001 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved. Designed by Wiseweb.ca | ||||||